Trump oo ku dhawaaqay xabbad joojin labo usbuuc ah. Yaa dagaalka ku guuleystey yaase qasaaray?

Isreal iyo Mareykanka ayaa si wada jir ah u weeraray dalka Iran 28 bishii Feberaayo iyaga oo ku doodaya in Iran ay ku hawlantahay diyaarinta hub-nukleer ah,sidoo kale mareykanka iyo Yahuuda ayaa ku dooday in Iran ay gobolka ku hayso xasilooni dari iyada oo soo abaabusha falal amin daro oo ku wajahan dalalka la deriska … [Read more…]









