Ruushka oo sameeyay dhoolatuskii Maalinta Guusha 9 May maanta

Ruushka ayaa sanad walba u dabaal dagay Maalinta Guusha tan iyo markii Midowga Sovietku uu ka adkaaday Dowladii Naziga ee Jarmalka. Dhoola tuskaan ayaa caadatan lagu qabtaa saaxadda cas ee ku taalla bartamaha caasimadda dalka Ruushka ee Moscow. Ujeedadaduna waa in la xuso guuldarradii Jarmalka ee Nazi intii lagu jiray dagaalkii labaad ee adduunka sanadkii … [Read more…]

The Turkish parliament approves 30 million of dollars of direct financial aid to the Somali Government

The Turkish parliament formally approved a grant agreement with the Somali government, as lawmakers praised the country’s growing economic, security and development cooperation with the government in Mogadishu. The agreement provides Somalia with a financial grant of up to $30 million. The decision was made through presidential decree number 11262, after President Recep Tayyip Erdogan … [Read more…]

Somali opposition politicians proposed their own type of elections in Somalia, as they claim that the mandate of the current government is going to end on 15 May

Opposition politicians who have been holding demonstrations in Mogadishu these days are expected to issue a critical decision today regarding the difficult situation in the country. Opposition politicians who are holding a special meeting today plan to announce a type of election that they believe can take place in the country, as the term of … [Read more…]

Trump oo xalay faro-cidile ku baxasaday

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka cararay casho sharaf ay weriyaasha Aqalka Cad ku sameeyeen Washington, DC, ka dib markii rasaas laga riday bannaanka hotelka cashadu ka dhaceysay. Trump ayaa si degdeg ah loogala cararey masraxa hoteel Heliton ee ku yaala magaaladda Washington Hilton fiidnimadii Sabtida ka dib markii rasaas ay ka dhacday bannaanka qolka … [Read more…]

Reer galbeedku wuxuu ku dhawaaqay ‘dagaal furan’ oo ka dhan ah Ruushka, ayuu yiri wasiir- Lavrov

Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa sheegay in maamulka Kiev iyo dowladda Ukraine si cad loogu adeegsanayo dagaal ka dhan ah Ruusha oo reer galbeedku maal-geliyo. Dalalka reer galbeedka ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Ruushka, iyagoo Ukraine u adeegsanaya ” sida caarada waranka,” ayuu Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka Sergey Lavrov u sheegay wakiillada … [Read more…]

Soomaaliya oo cambaareysay magacaabista ergeyga Israa’iil u magacaabay Somaliland kuna hanjabtey in ay xireeyso Marinka badda cas

Dowladda Soomaaliya waxay cambaareyn xoogleh dusha uga tuurtey taliska Israa’iil oo safiir u soo magaacaabay maamulka gooni-ugoosadka ah ee Soomaaliland lamagac baxay iyadoo tallaabadaas ku tilmaantay “jebinta” madaxbannaanideeda iyo wadda jirka dhulka jamhuuriyadda Soomaalia iyo sharcigeeda caalamiga ah, sida ku cad war-murtiyeed la soo saaray 16-kii Abriil iyo hadallo ay jeediyeen mas’uuliyiin ka tirsan Madasha … [Read more…]

Xuthiyiinta Yemen oo u hanjabay maamulka Soomaliland

Taliska xuuthiyiinta dalka Yemen ayaa u sheegey maamulka Soomaaliland in ay la kulmi doonaan cawaaqib aad u foolxun haddii safiirka yahuudu soo magacawday uu cagaha soo dhigo dhulka maamulkaasi uu ka arimiyo sida shabakadda wararka ee Aljazeera qortey Hanjabaadan ayaa timid ka dib markii taliska yahuuda ee Tel aviv uu safiir aan deegaan ahyn uu … [Read more…]

Trump oo ku hanjabay xannibaad uu ku soo rogay marinka Hurmuz, isagoo ku goodiyey inuu burburindoono wixii meesha soo mara.

Trump ayaa sheegay in maraakiibta Iiraan la ‘burburin doono’ iyadoo xayiraadda ciidamada badda ee Mareykanka ay bilaabanayso. Iiraan ayaa iyana dhankeeda shaacisay in xayiraadda Mareykanka ee dekedaha Iiraan ay dhaawici doonto dhaqaalaha caalamiga ah ka dib markii Madaxweyne Donald Trump uu amray in ciidamada badda lagu soo rogo amarka xirista marinka Hurmuz ee dalka Iran … [Read more…]

Wadahadaladii Mareykanka iyo Iran uga socday Islamapad oo fashil ku dhammaaday!

Iyada oo la’filayey in xal laga gaaro dagaalka laba-geesoodka ah ee Iran lagu qaaday dabayaaqadii bishii febraayo, ayaa maanta waxaa soo if bahaya in wadahadaldii nabadda ee ka socday dalka Pakistan la’isku maan dhaafay, taas oo micnaheedu yahay in xabadjoojintii lagaaray usbuuc ka hor uu fashil kuyimid. Haddaba sida ay qortey shabakadda aljazeera Wadahadalladii ugu … [Read more…]