Trump oo xalay faro-cidile ku baxasaday

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka cararay casho sharaf ay weriyaasha Aqalka Cad ku sameeyeen Washington, DC, ka dib markii rasaas laga riday bannaanka hotelka cashadu ka dhaceysay. Trump ayaa si degdeg ah loogala cararey masraxa hoteel Heliton ee ku yaala magaaladda Washington Hilton fiidnimadii Sabtida ka dib markii rasaas ay ka dhacday bannaanka qolka … [Read more…]

Reer galbeedku wuxuu ku dhawaaqay ‘dagaal furan’ oo ka dhan ah Ruushka, ayuu yiri wasiir- Lavrov

Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa sheegay in maamulka Kiev iyo dowladda Ukraine si cad loogu adeegsanayo dagaal ka dhan ah Ruusha oo reer galbeedku maal-geliyo. Dalalka reer galbeedka ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Ruushka, iyagoo Ukraine u adeegsanaya ” sida caarada waranka,” ayuu Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka Sergey Lavrov u sheegay wakiillada … [Read more…]

Soomaaliya oo cambaareysay magacaabista ergeyga Israa’iil u magacaabay Somaliland kuna hanjabtey in ay xireeyso Marinka badda cas

Dowladda Soomaaliya waxay cambaareyn xoogleh dusha uga tuurtey taliska Israa’iil oo safiir u soo magaacaabay maamulka gooni-ugoosadka ah ee Soomaaliland lamagac baxay iyadoo tallaabadaas ku tilmaantay “jebinta” madaxbannaanideeda iyo wadda jirka dhulka jamhuuriyadda Soomaalia iyo sharcigeeda caalamiga ah, sida ku cad war-murtiyeed la soo saaray 16-kii Abriil iyo hadallo ay jeediyeen mas’uuliyiin ka tirsan Madasha … [Read more…]

Xuthiyiinta Yemen oo u hanjabay maamulka Soomaliland

Taliska xuuthiyiinta dalka Yemen ayaa u sheegey maamulka Soomaaliland in ay la kulmi doonaan cawaaqib aad u foolxun haddii safiirka yahuudu soo magacawday uu cagaha soo dhigo dhulka maamulkaasi uu ka arimiyo sida shabakadda wararka ee Aljazeera qortey Hanjabaadan ayaa timid ka dib markii taliska yahuuda ee Tel aviv uu safiir aan deegaan ahyn uu … [Read more…]

Trump oo ku hanjabay xannibaad uu ku soo rogay marinka Hurmuz, isagoo ku goodiyey inuu burburindoono wixii meesha soo mara.

Trump ayaa sheegay in maraakiibta Iiraan la ‘burburin doono’ iyadoo xayiraadda ciidamada badda ee Mareykanka ay bilaabanayso. Iiraan ayaa iyana dhankeeda shaacisay in xayiraadda Mareykanka ee dekedaha Iiraan ay dhaawici doonto dhaqaalaha caalamiga ah ka dib markii Madaxweyne Donald Trump uu amray in ciidamada badda lagu soo rogo amarka xirista marinka Hurmuz ee dalka Iran … [Read more…]

Wadahadaladii Mareykanka iyo Iran uga socday Islamapad oo fashil ku dhammaaday!

Iyada oo la’filayey in xal laga gaaro dagaalka laba-geesoodka ah ee Iran lagu qaaday dabayaaqadii bishii febraayo, ayaa maanta waxaa soo if bahaya in wadahadaldii nabadda ee ka socday dalka Pakistan la’isku maan dhaafay, taas oo micnaheedu yahay in xabadjoojintii lagaaray usbuuc ka hor uu fashil kuyimid. Haddaba sida ay qortey shabakadda aljazeera Wadahadalladii ugu … [Read more…]

Iiraan oo diiday xabad joojin ku meel gaar ah, xilli Trump uu waqti kama dambays ah u qabtay dib u furista marin biyoodka Hormuz

Trump iyo Iiraan ayaa hanjabaado isku dhaafsaday oo la xiriira furitaanka marin biyoodka Hurmuz oo Iran ay xirtey kadib markii ay mareykanka iyo Isreal weerar ku qaadeen warshaddaha quwadda tamarta ee Iran. Haddaba maanta oo Isniin ah ayaa ku beegan waqtigii uu Donald Trump uqabtey Iran in ay furto marinka Hurmuz, haddii kale waxa uu … [Read more…]

Mamulka Somaliland oo ogolaaday in Isreal ay ciidan iyo hub ku soo daabusho Berbera si ay u weerarto Hauthiyiinta Yemen

Xiriirka MAAMULKA SOMALILAND IYO iSREAL

Laga bilaabo bishii Maarso 2026, Israa’iil waxay ku jirtay wadahadallo iyo sahaminta goobaha suurtagalka ah si ay u dhisto joogitaan milatari iyo sirdoon oo ku yaal Somaliland, gaar ahaan meel u dhow dekedda Berbera. Tani waxay ka dambeysay aqoonsiga muranka dhaliyay ee Israa’iil ay siisay Somaliland inay tahay dowlad madax-bannaan bishii Diseembar 2025, oo loogu … [Read more…]