Middowga Yurub oo xayiraad socdaal ku soo rogtey muwaadiniinta Somalia ee ku safraya baasaborka dalka.

Midowga Yurub ayaa Khamiistii adkeeyay shuruucda fiisaha ee muwaadiniinta Soomaaliyeed, iyagoo sheegay in dowladda soomaaliya ay ku guuldareysatay inay si ku filan uga wada shaqeyso sidii dib loogu celin lahaa muwaadiniinta aan haysan xuquuq sharci ah oo ay ku sii joogaan Yurub. Golaha Midowga Yurub ayaa sheegay in tallaabooyinka ku meel gaarka ah ay ka … [Read more…]








