Iran oo burburisay diyaarado militari iyo kuwo sirdoon oo fadhiyey saldiga ciidanka ee Amir suldan ee dalka Sacuudiga ku yaala.

Iraan oo burburisay diyaarado dagaal oo yiilay saldhig ku yaala dalka sacuudiga

Sida aan warka ku helanay ciidanka ilaalada kacaanka Iran ayaa gantaalo ku weerararay saldhig ay ciidamada Mareykanku ku leeyihiin dalka Sacuudi caabiya, saldhigaan oo ay fadhiyeen diyaarado militari, iyo kuwo loo isticmaalo basaasnimada difaaca cirka oo dhawr ah ayaa Iiran burburisay. Warka ayaa intaas ku daraya in qaar ka mid ah diyaaradaha bassaasnimada dalka mareykanka … [Read more…]

Qaarka mid ah dowladaha carabta oo Mareykanka u sheegey in ay muhiimtahay in Iran laga taqaluso

Dowladaha Khaliijka ayaa u sheegay Mareykanka in joojinta dagaalka aysan ku filnayn xalinta dhibaatada mandiqadda bariga dhexe, sidaa darteed ay lagama maarmaantahay in awoodda Iiraan waa in la´ wiiqo. Sida ay qortey wakaaladda wararka ee Reuters Dowladaha Khaliijka Carabta ayaa u sheegaya Mareykanka in heshiis kasta oo lala galo Tehran uu ka badan yahay soo … [Read more…]

Ayatollah Mojtaba Khameini ayaa ku goodiyey in Isra’iil in ay xambaari doonto cawaaqibka ka dhashay dilalkii ay u geysatey madaxdii dalka

Iran hitting BURJALKHALIFA

Hogaamiyaha cusub ee Iiraan Mojtaba Khameini ayaa sheegay in Israa’iil ay la kulmi doonto cawaaqib xun ka dib markii ay dishay saddex sarkaal oo sare oo ka tirsan ciidamadda amman dalka Iiraan laba maalmood gudahood, kii ugu dambeeyey dilalkan ayaa ah Wasiirka Sirdoonka Esmaeil Khatib sida ay daabacday warbaahinta Aljazeera Dhanka kale, Iran ayaa ku … [Read more…]

Mareykanka oo qaaday cunaqabateyntii saarneyd Ruushka

Warka idaacada MAQAL Maamulka u arimiya Mareykanka ayaa khafiifiyay cunaqabatayntii saarney shidaalka Ruushka. Cunaqabateyntaan oo Ruushka lagu soo rogey kadib duulaankii Ruushka ee ka dhanka ahaa dalka Ukraine taas oo Ruushka ka hor istaagaysa dalalka kale inay iibsadaan saliidda Ruushka iyo batroolka oo horey loogu raray maraakiibta badda si loo yareeyo dhibaatada tamarta ee ka … [Read more…]

Dhaawaca iyo dhimashadda ciidamadda Mareykanka ka soo gaartey dagaalka Iran oo korodhay

Sida ay qortey wakaaladda waraka ee Reuters ayaa waxaa soo if-baxaya waxyeelo dheeraad ah in ay soo gaartey askarta Ameerikaanka ah ee dagaalka kula jirta ciidamada Iran. waxyeeladan oo aan wasaaradda gaashaandhiga Mareykanku aysan horey u shaacin ayaa hadda sida ay qortey wakaalada waraka ee Reuters in dhimashadu ay gaareyso 7 askari halka dhaacawcu gaaray … [Read more…]

Ruushka oo taageero u fidiyey Iran

Russian-Iranian Relations

Sida ay qortey jariiradda wararka ee Washington post ayaa waxaa isu sootaraya warkan la xiriira in Dowladda Ruushku aay la safantahay dalka Iran, Jariiradda Washington Post oo soo xiganeysa Saraakiil mareykan ah ee ka tirsan wasaaradda gaashaandhiga mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in Ruushku uu siinayo Iiraan warbixino sirdoon oo la xiriira saldhigyada iyo bartilmaameeda … [Read more…]

The war on Iran spreads across middle east region and beyond

The exchange of constant bombing and missiles continue between Iran and Isreal and US today as the war affected negatively all the neighboring gulf states and the region. Qatar issues update on US embassy in QatarThe Qatari Interior Ministry said the people had been temporarily relocated. A statement on its X-news website said: “As a … [Read more…]

Baarlamaanka soomaaliya oo wax ka bedelay dastuurkii 2012dii

Baarlamaanka soomaaliya oo dastuurkii 2012dii ee bedelay

Labadda aqal ee uu ka koobanyahay Baarlamaanka federalka ee soomalia ayaa si wada jir ah ku ansixiyey waxka bedelka dastuurka soomaaliya Arbacada maanta ah.Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Senatorrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) ayaa kulan wadajir ah ku ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee dalka. Kulanka oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, … [Read more…]