Maxay tahay Istraatiijiyadda Israel ay ka leedahay aqoonsiga maamulka Soomaaliland?! Maxayse tahay qatarta ay Yahuudu la’ damacsantahay Soomaaliya?

Aqoonsiga Israa’iil ay siisay Somaliland waxaa sabab u ah arrimo muhiim ah oo ku saabsan istaraatiijiyadda, amniga, iyo arrimaha diblomaasiyadeed, dhaqaalaha ay yahuudu ka leedahay badda cas iyo dulka Soomaaliya. Xidhiidhku wuxuu ku xiran yahay goobta istaraatiijiyadda ah ee Somaliland ku taal meel u dhow marin-biyoodka Bab al-Mandab, taasoo Israa’iil siinaysa fursad muhiim ah oo … [Read more…]

Maxay Israa’iil u aqoonsatay Somaliland inay tahay dowlad madax-bannaan?

Xiriirka MAAMULKA SOMALILAND IYO iSREAL

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu oo Jimcihii khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi ayaa sheegay in dalkiisu uu aqoonsanayo “xuquuqda gooni-u-goosadka ee Somaliland”. Waxa kale oo uu sheegay in aqoonsiga rasmiga ah uu noqon doono “fursad weyn oo lagu ballaarinayo” iskaashiga dalalka. Israa’iil waxay ballan qaaday inay iskaashi la yeelan doonto Somaliland … [Read more…]