Mareykanka oo qaaday cunaqabateyntii saarneyd Ruushka

Warka idaacada MAQAL Maamulka u arimiya Mareykanka ayaa khafiifiyay cunaqabatayntii saarney shidaalka Ruushka. Cunaqabateyntaan oo Ruushka lagu soo rogey kadib duulaankii Ruushka ee ka dhanka ahaa dalka Ukraine taas oo Ruushka ka hor istaagaysa dalalka kale inay iibsadaan saliidda Ruushka iyo batroolka oo horey loogu raray maraakiibta badda si loo yareeyo dhibaatada tamarta ee ka … [Read more…]

Dhaawaca iyo dhimashadda ciidamadda Mareykanka ka soo gaartey dagaalka Iran oo korodhay

Sida ay qortey wakaaladda waraka ee Reuters ayaa waxaa soo if-baxaya waxyeelo dheeraad ah in ay soo gaartey askarta Ameerikaanka ah ee dagaalka kula jirta ciidamada Iran. waxyeeladan oo aan wasaaradda gaashaandhiga Mareykanku aysan horey u shaacin ayaa hadda sida ay qortey wakaalada waraka ee Reuters in dhimashadu ay gaareyso 7 askari halka dhaacawcu gaaray … [Read more…]

Ruushka oo taageero u fidiyey Iran

Russian-Iranian Relations

Sida ay qortey jariiradda wararka ee Washington post ayaa waxaa isu sootaraya warkan la xiriira in Dowladda Ruushku aay la safantahay dalka Iran, Jariiradda Washington Post oo soo xiganeysa Saraakiil mareykan ah ee ka tirsan wasaaradda gaashaandhiga mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in Ruushku uu siinayo Iiraan warbixino sirdoon oo la xiriira saldhigyada iyo bartilmaameeda … [Read more…]

The war on Iran spreads across middle east region and beyond

The exchange of constant bombing and missiles continue between Iran and Isreal and US today as the war affected negatively all the neighboring gulf states and the region. Qatar issues update on US embassy in QatarThe Qatari Interior Ministry said the people had been temporarily relocated. A statement on its X-news website said: “As a … [Read more…]

Baarlamaanka soomaaliya oo wax ka bedelay dastuurkii 2012dii

Baarlamaanka soomaaliya oo dastuurkii 2012dii ee bedelay

Labadda aqal ee uu ka koobanyahay Baarlamaanka federalka ee soomalia ayaa si wada jir ah ku ansixiyey waxka bedelka dastuurka soomaaliya Arbacada maanta ah.Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Senatorrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) ayaa kulan wadajir ah ku ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee dalka. Kulanka oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, … [Read more…]

Mareykanka iyo Isra’iil oo weeraray Iran

Dowladaha Mareykanka iyo Israa’iil ayaa goordhow weerar culus oo qaraxyo leh ku qaaday gudaha dalka Iiraan, iyada oo bambaanooyinka laga maqlay guud ahaan magaalada caasimada ah ee Tehraan. Sida ay warisay Wakaaladda Wararka AFP Madaxweyna mareykanka ayaa isguna dhankiisa shaaciyey in Mareykanku uu wado hawgalo militari oo ka dhan ah dalka Iran iyo xukuumada dalkaas … [Read more…]

Israel attacks Iran today

US and Israel attacks Iran

Israel military launches strike on Iran as sirens heard across Iranian cities today US President Trump also declared US military combat operations in Iran (Vahid Salemi/ AP Photo] Neighboring countries starts to close their airspaces as Israeli itself warns to its people for possible retaliations from Iran Explosions are heard in Tehran and the other … [Read more…]

Shirkii kooxaha mucaaradka ah iyo dowaladda Soomaaliya oo mar kale ka furmay Villa Soomaaliya maanta

Shirkii mucaaradka iyo dowladda federalka ah

Shirkan ayaa waxaa looga hadlayaa qaabka doorashooyinka ee ka dhacaya dalka heer gobol iyo heer federal iyada oo dowladda soomaaliya ee uu hogaamiyo madaxweyne Hasan ay soo bandhigtey qaab-dhismeedka doorashada qof iyo cod. Halka kooxahan mucaaradka ahi ay doonayaan in dalka mar kale laga qabto doorasho dadban oo markaasi ay madax goboleedyadu ay soo xulaan … [Read more…]