Diyaaradaha Droneska oo burburiyey xarun muhiim ah oo korontada laga dhaliyo dalka Emaraatka Carabta maanta

Weerar diyaarad aan duuliye lahayn ayaa sababay dab ka kacay matoor koronto oo ku yaal Warshadda Tamarta Nukliyeerka ee Barakah ee gobolka al-Dhafra ee Imaaraadka Carabta. Halkaas oo dab aad u xoogan isqabsaday sida ay shabakadda Aljazeera werisay Dhanka kalena Israa’iil ayaa sii wadda weerarrada dhimashada leh ee ay ku qaadayso koonfurta dalka Lubnaan waxayna … [Read more…]

Fiasco in Halane after talks between the Somali government and the opposition failed completely

The talks between the leaders of the Federal Government of Somalia and the opposition group called “the Future Council” have ended inconclusively, while the international community has made great efforts to reach a mutually acceptable solution to the current crisis. The talks lasted for three consecutive days inside the Xalane camp, with the last meeting … [Read more…]

Banaanbixii mucaaradka oo fashilmay iyo dowladda Soomaaliya oo adkeysay amniga Muqdisho

Sida aan warka ku helnay banaanbixii ay ku baaqeen kooxaha mucaaradka in uu bilawdo maanta saacadu markii ay ahayd 7.00 aroornimo ayaan weli bilaaban. Sidoo kale waxaa jira in xukuumadda Soomaaliya ay ciidan ku soo daad gureysay dhammaan xarumihii ay mucaaradku ka degenaayeen magaaladda Muqdisho iyada oo waddooyinka muhiimka ah ee magaalada muqdisho lagu arkayey … [Read more…]

Ruushka oo sameeyay dhoolatuskii Maalinta Guusha 9 May maanta

Ruushka ayaa sanad walba u dabaal dagay Maalinta Guusha tan iyo markii Midowga Sovietku uu ka adkaaday Dowladii Naziga ee Jarmalka. Dhoola tuskaan ayaa caadatan lagu qabtaa saaxadda cas ee ku taalla bartamaha caasimadda dalka Ruushka ee Moscow. Ujeedadaduna waa in la xuso guuldarradii Jarmalka ee Nazi intii lagu jiray dagaalkii labaad ee adduunka sanadkii … [Read more…]

The Turkish parliament approves 30 million of dollars of direct financial aid to the Somali Government

The Turkish parliament formally approved a grant agreement with the Somali government, as lawmakers praised the country’s growing economic, security and development cooperation with the government in Mogadishu. The agreement provides Somalia with a financial grant of up to $30 million. The decision was made through presidential decree number 11262, after President Recep Tayyip Erdogan … [Read more…]

Somali opposition politicians proposed their own type of elections in Somalia, as they claim that the mandate of the current government is going to end on 15 May

Opposition politicians who have been holding demonstrations in Mogadishu these days are expected to issue a critical decision today regarding the difficult situation in the country. Opposition politicians who are holding a special meeting today plan to announce a type of election that they believe can take place in the country, as the term of … [Read more…]

Trump oo xalay faro-cidile ku baxasaday

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka cararay casho sharaf ay weriyaasha Aqalka Cad ku sameeyeen Washington, DC, ka dib markii rasaas laga riday bannaanka hotelka cashadu ka dhaceysay. Trump ayaa si degdeg ah loogala cararey masraxa hoteel Heliton ee ku yaala magaaladda Washington Hilton fiidnimadii Sabtida ka dib markii rasaas ay ka dhacday bannaanka qolka … [Read more…]

Reer galbeedku wuxuu ku dhawaaqay ‘dagaal furan’ oo ka dhan ah Ruushka, ayuu yiri wasiir- Lavrov

Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa sheegay in maamulka Kiev iyo dowladda Ukraine si cad loogu adeegsanayo dagaal ka dhan ah Ruusha oo reer galbeedku maal-geliyo. Dalalka reer galbeedka ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Ruushka, iyagoo Ukraine u adeegsanaya ” sida caarada waranka,” ayuu Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka Sergey Lavrov u sheegay wakiillada … [Read more…]

Soomaaliya oo cambaareysay magacaabista ergeyga Israa’iil u magacaabay Somaliland kuna hanjabtey in ay xireeyso Marinka badda cas

Dowladda Soomaaliya waxay cambaareyn xoogleh dusha uga tuurtey taliska Israa’iil oo safiir u soo magaacaabay maamulka gooni-ugoosadka ah ee Soomaaliland lamagac baxay iyadoo tallaabadaas ku tilmaantay “jebinta” madaxbannaanideeda iyo wadda jirka dhulka jamhuuriyadda Soomaalia iyo sharcigeeda caalamiga ah, sida ku cad war-murtiyeed la soo saaray 16-kii Abriil iyo hadallo ay jeediyeen mas’uuliyiin ka tirsan Madasha … [Read more…]

Xuthiyiinta Yemen oo u hanjabay maamulka Soomaliland

Taliska xuuthiyiinta dalka Yemen ayaa u sheegey maamulka Soomaaliland in ay la kulmi doonaan cawaaqib aad u foolxun haddii safiirka yahuudu soo magacawday uu cagaha soo dhigo dhulka maamulkaasi uu ka arimiyo sida shabakadda wararka ee Aljazeera qortey Hanjabaadan ayaa timid ka dib markii taliska yahuuda ee Tel aviv uu safiir aan deegaan ahyn uu … [Read more…]